Sheekh Xuseen Cali Oo Booqday Xarunta Hiil Qur'aan Bulshadana Ugu Baaqay inay ka soo qaybqaataan dhamaystirka xzruntan muhiimka ah ee lagu dayactiraayo Kitaabka Qur'aanka Kariimka... https://youtu.be/L1-Fcg3GWD8
QAASIM BARKHAD MUXUMAD OO AH WIIL DHALINYARO AH KAASI OO WAJAHAYA XAALADAHA IYO WAAYAHA NOLOSHA AYAA WAXAA UU BULSHADA U SOO BANDHIGAY IN QOYSKOODA OO AY HOOYADII KU JIRTO AY KA WAALANYIHIIN AMA DHIMIRKA KA XANUUSANAYAAN SHUKRIYA ABDI ABDILAHI IYO NIMCO OMAR XUSEEN AYAA GAADHSIIYAY LACAG DHAN 1000$ OO AY USOO DIREEEN WALAALO MUXSININ AH
QAASIM BARKHAD MUXUMAD OO AH WIIL DHALINYARO AH KAASI OO WAJAHAYA XAALADAHA IYO WAAYAHA NOLOSHA AYAA WAXAA UU BULSHADA U SOO BANDHIGAY IN QOYSKOODA OO AY HOOYADII KU JIRTO AY KA WAALANYIHIIN AMA DHIMIRKA KA XANUUSANAYAAN SHUKRIYA ABDI ABDILAHI ...
17700$ todobo iyo tobonkun oo dollar ayaa lagu warejiyay qoys danyar ah oo ku nool magalada boorama qoyskan oo lagu lahaa 4000$ oo dayn ah sidoo kale dayntaasna waa laga bixiyay qoyska
17700$ todobo iyo tobonkun oo dollar ayaa lagu warejiyay qoys danyar ah oo ku nool magalada boorama qoyskan oo lagu lahaa 4000$ oo dayn ah sidoo kale dayntaasna waa laga bixiyay qoyska https://www.youtube.com/watch?v=sKkRrbVXx6o
XARUN NOOCEEGU KU CUSUBYAHAY BOORAMA OO AY SOO KORMEEREEN BADHASABKA GOBOLKA AWDAL IYO MAAYIRKA MAGAALADA BOORAMA
XARUN NOOCEEGU KU CUSUBYAHAY BOORAMA OO AY SOO KORMEEREEN BADHASABKA GOBOLKA AWDAL IYO MAAYIRKA MAGAALADA BOORAMA https://www.youtube.com/watch?v=jABYv7f46zE
DAAWO:.,ARIN CAJIIBA OO MUCJISO LEH OO AY KU KACAAN BULSHADEENU WAA OLOLE NADAAFADEED OO LAGA WADAY MAGALAD BOORAMA AYAA WAXAA LAGA DHEX HELAY KUTUB QURAAN AH OO LAGU DHEX DAADIYAY QASHINKA WAXAANA KUTUBTAA AY MAALULKA GOBOLKU KU WAREEJIYEEN JIMCIYADA NUUR AL ISLAAM AL KHAYRIYA
DAAWO:.,ARIN CAJIIBA OO MUCJISO LEH OO AY KU KACAAN BULSHADEENU WAA OLOLE NADAAFADEED OO LAGA WADAY MAGALAD BOORAMA AYAA WAXAA LAGA DHEX HELAY KUTUB QURAAN AH OO LAGU DHEX DAADIYAY QASHINKA WAXAANA KUTUBTAA AY MAALULKA GOBOLKU KU WAREEJIYEEN JIMCIYA ...
DAAWO:,,.SH DEEQ OO KA MIDA CULUMADA MAGALADA BOORAMA AYAA KHUDBADII JIMCAHA KAGA HADLAY MUKHAADARADKA IYO DHIBTA UU BULSHADA KU HAYO
DAAWO:,,.SH DEEQ OO KA MIDA CULUMADA MAGALADA BOORAMA AYAA KHUDBADII JIMCAHA KAGA HADLAY MUKHAADARADKA IYO DHIBTA UU BULSHADA KU HAYO https://www.youtube.com/watch?v=VKscIXpOaZU
SH ABDILAHI SH CALI JAWHAR OO AH SHEEKHUL BALADKA GOBOLKA AWDAL AYAA WAXAA UU MAXAADIRO QIIMO BADAN UJEEDIYAY OO KA HADLAYSA LA XISAABTANKA NAFTA UJEEDIYAY SHACABKA MAGALADA WAJAALE EE GOBOLKA GABILAY
SH ABDILAHI SH CALI JAWHAR OO AH SHEEKHUL BALADKA GOBOLKA AWDAL AYAA WAXAA UU MAXAADIRO QIIMO BADAN UJEEDIYAY OO KA HADLAYSA LA XISAABTANKA NAFTA UJEEDIYAY SHACABKA MAGALADA WAJAALE EE GOBOLKA GABILAY https://www.youtube.com/watch?v=Ba-mBHI0 ...
SAWIR:;;MAAMULKA JIMCIYATUL NUUR AL ISLAAM AL KHAYRIYA AYAA WAXAA AY SHAHADO SHARAF KU MAAMUUSEEN WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA SOMALILAND SH KHALIIL ABDILAHI AHMED OO QAYB MUHIIMA KA QAADAY SIDII AY USHAQAYN LAHAYD XARUNTAN DAYAC TIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA WASIIRKA AYAA SAFARO BADAN OO UU KU DHIIRI GALINAYO XARUNTAN KU YIMIDAY MAGALADA BOORAMA HALKAASI OO UU WASIRKU UGU BAAQAY BULSHADA INAY KA SOO QAYB QAATAAN DHISMAHA XARUNTAN.
SAWIR:;;MAAMULKA JIMCIYATUL NUUR AL ISLAAM AL KHAYRIYA AYAA WAXAA AY SHAHADO SHARAF KU MAAMUUSEEN WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA SOMALILAND SH KHALIIL ABDILAHI AHMED OO QAYB MUHIIMA KA QAADAY SIDII AY USHAQAYN LAHAYD XARUNTAN DAYAC TIRKA KITAABKA ...
DAAWO:;;SH MAXAMED CUMAR {DIRIR}AYAA SOO BOOQDAY XARUNTA DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA WAXAANU BULSHADA UGU BAAQAY INAY KA SOO QAYB QAATAN
DAAWO:;;SH MAXAMED CUMAR {DIRIR}AYAA SOO BOOQDAY XARUNTA DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA WAXAANU BULSHADA UGU BAAQAY INAY KA SOO QAYB QAATAN https://www.youtube.com/watch?v=h1FLV0vanLc
SAWIRADA:XARUNTAN DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA OO DHISMIHIISU KA SOCDO MAGALADA BOORAMA AYAA WAXAA KU HAWLAN DHISMAHAASI MASUULIYINTA XARUNTA DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA EE MAGALADA BOORAMA BULSHADA WAXAA LOOGU BAAQAYAA INAY KA SOO QAYB QAATAN OO AY MASUULIYAD ISKA SAARAN SIDII AYNIU UDAYAC TIRI LAHAYN KALAAMKA ILAAHAY{SW}
SAWIRADA:XARUNTAN DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA OO DHISMIHIISU KA SOCDO MAGALADA BOORAMA AYAA WAXAA KU HAWLAN DHISMAHAASI MASUULIYINTA XARUNTA DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA EE MAGALADA BOORAMA BULSHADA WAXAA LOOGU BAAQAYAA INAY KA ...