DAAWO:.,ARIN CAJIIBA OO MUCJISO LEH OO AY KU KACAAN BULSHADEENU WAA OLOLE NADAAFADEED OO LAGA WADAY MAGALAD BOORAMA AYAA WAXAA LAGA DHEX HELAY KUTUB QURAAN AH OO LAGU DHEX DAADIYAY QASHINKA WAXAANA KUTUBTAA AY MAALULKA GOBOLKU KU WAREEJIYEEN JIMCIYADA NUUR AL ISLAAM AL KHAYRIYA

SAWIR:;;MAAMULKA JIMCIYATUL NUUR AL ISLAAM AL KHAYRIYA AYAA WAXAA AY SHAHADO SHARAF KU MAAMUUSEEN WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA SOMALILAND SH KHALIIL ABDILAHI AHMED OO QAYB MUHIIMA KA QAADAY SIDII AY USHAQAYN LAHAYD XARUNTAN DAYAC TIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA WASIIRKA AYAA SAFARO BADAN OO UU KU DHIIRI GALINAYO XARUNTAN KU YIMIDAY MAGALADA BOORAMA HALKAASI OO UU WASIRKU UGU BAAQAY BULSHADA INAY KA SOO QAYB QAATAAN DHISMAHA XARUNTAN.

SAWIRADA:XARUNTAN DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA OO DHISMIHIISU KA SOCDO MAGALADA BOORAMA AYAA WAXAA KU HAWLAN DHISMAHAASI MASUULIYINTA XARUNTA DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA EE MAGALADA BOORAMA BULSHADA WAXAA LOOGU BAAQAYAA INAY KA SOO QAYB QAATAN OO AY MASUULIYAD ISKA SAARAN SIDII AYNIU UDAYAC TIRI LAHAYN KALAAMKA ILAAHAY{SW}