jirjir

QAASIM BARKHAD MUXUMAD OO AH WIIL DHALINYARO AH KAASI OO WAJAHAYA XAALADAHA IYO WAAYAHA NOLOSHA AYAA WAXAA UU BULSHADA U SOO BANDHIGAY IN QOYSKOODA OO AY HOOYADII KU JIRTO AY KA WAALANYIHIIN AMA DHIMIRKA KA XANUUSANAYAAN SHUKRIYA ABDI ABDILAHI IYO NIMCO OMAR XUSEEN AYAA GAADHSIIYAY LACAG DHAN 1000$ OO AY USOO DIREEEN WALAALO MUXSININ AH

QAASIM BARKHAD MUXUMAD OO AH WIIL DHALINYARO AH KAASI OO WAJAHAYA XAALADAHA IYO WAAYAHA NOLOSHA AYAA WAXAA UU BULSHADA U SOO BANDHIGAY IN QOYSKOODA OO AY HOOYADII KU JIRTO AY KA WAALANYIHIIN AMA DHIMIRKA KA XANUUSANAYAAN SHUKRIYA ABDI ABDILAHI ...

KITAAAB

DAAWO:.,ARIN CAJIIBA OO MUCJISO LEH OO AY KU KACAAN BULSHADEENU WAA OLOLE NADAAFADEED OO LAGA WADAY MAGALAD BOORAMA AYAA WAXAA LAGA DHEX HELAY KUTUB QURAAN AH OO LAGU DHEX DAADIYAY QASHINKA WAXAANA KUTUBTAA AY MAALULKA GOBOLKU KU WAREEJIYEEN JIMCIYADA NUUR AL ISLAAM AL KHAYRIYA

DAAWO:.,ARIN CAJIIBA OO MUCJISO LEH OO AY KU KACAAN BULSHADEENU WAA OLOLE NADAAFADEED OO LAGA WADAY MAGALAD BOORAMA AYAA WAXAA LAGA DHEX HELAY KUTUB QURAAN AH OO LAGU DHEX DAADIYAY QASHINKA WAXAANA KUTUBTAA AY MAALULKA GOBOLKU KU WAREEJIYEEN JIMCIYA ...

CCCCCCC

SH ABDILAHI SH CALI JAWHAR OO AH SHEEKHUL BALADKA GOBOLKA AWDAL AYAA WAXAA UU MAXAADIRO QIIMO BADAN UJEEDIYAY OO KA HADLAYSA LA XISAABTANKA NAFTA UJEEDIYAY SHACABKA MAGALADA WAJAALE EE GOBOLKA GABILAY

SH ABDILAHI SH CALI JAWHAR OO AH SHEEKHUL BALADKA GOBOLKA AWDAL AYAA WAXAA UU MAXAADIRO QIIMO BADAN UJEEDIYAY OO KA HADLAYSA LA XISAABTANKA NAFTA UJEEDIYAY SHACABKA MAGALADA WAJAALE EE GOBOLKA GABILAY https://www.youtube.com/watch?v=Ba-mBHI0 ...

IMG-20201209-WA0004

SAWIR:;;MAAMULKA JIMCIYATUL NUUR AL ISLAAM AL KHAYRIYA AYAA WAXAA AY SHAHADO SHARAF KU MAAMUUSEEN WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA SOMALILAND SH KHALIIL ABDILAHI AHMED OO QAYB MUHIIMA KA QAADAY SIDII AY USHAQAYN LAHAYD XARUNTAN DAYAC TIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA WASIIRKA AYAA SAFARO BADAN OO UU KU DHIIRI GALINAYO XARUNTAN KU YIMIDAY MAGALADA BOORAMA HALKAASI OO UU WASIRKU UGU BAAQAY BULSHADA INAY KA SOO QAYB QAATAAN DHISMAHA XARUNTAN.

SAWIR:;;MAAMULKA JIMCIYATUL NUUR AL ISLAAM AL KHAYRIYA AYAA WAXAA AY SHAHADO SHARAF KU MAAMUUSEEN WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA SOMALILAND SH KHALIIL ABDILAHI AHMED OO QAYB MUHIIMA KA QAADAY SIDII AY USHAQAYN LAHAYD XARUNTAN DAYAC TIRKA KITAABKA ...

IMG-20201208-WA0073

SAWIRADA:XARUNTAN DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA OO DHISMIHIISU KA SOCDO MAGALADA BOORAMA AYAA WAXAA KU HAWLAN DHISMAHAASI MASUULIYINTA XARUNTA DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA EE MAGALADA BOORAMA BULSHADA WAXAA LOOGU BAAQAYAA INAY KA SOO QAYB QAATAN OO AY MASUULIYAD ISKA SAARAN SIDII AYNIU UDAYAC TIRI LAHAYN KALAAMKA ILAAHAY{SW}

SAWIRADA:XARUNTAN DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA OO DHISMIHIISU KA SOCDO MAGALADA BOORAMA AYAA WAXAA KU HAWLAN DHISMAHAASI MASUULIYINTA XARUNTA DAYACTIRKA KITAABKA QURAANKA KARIIMKA EE MAGALADA BOORAMA BULSHADA WAXAA LOOGU BAAQAYAA INAY KA ...